Wasiiru dowlihii Wasaaradda Howlaha Guud Xukumadda Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay Xukuumada Ra’iisal Wasaare Xasan cali Kheyre.

Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa ah Musharax u taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug.

Sido kale wuxuu kamid yahay Wasariidii sida gaarka ah ugu dhawaa Madaxda Dowladda Soomaaliya.