Askari katirsan Ciidamada Dowladda oo Nin ku hubeysnaa Qorayga A47-ka oo aan wadan ama Xirneen Dareeska Ciidamada Ku Dilay Degmada Shibis ee Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
Lama Yaqaan waxa uu ahaa ninka la dilay oo Saarnaa Mooto Bajaaj Mareysay Iskuulka Muqdisho oo ku dhax yaal Gudaha degmada Shibis ee Gobalka Banaadir.
Goobjooge la hadlay Kalsantv ayaa sheegay in goobta laga qaaday Ninkii hubeysnaa oo wararka qaar sheegayeen inuu ahaa Askari kale oo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya katirsanaa.
Wixii kusoo korsha kala soco kalsantv.com