Wararka ka imaanaya Magaalada Qardho ayaa sheegaya iney 8 ruux ku Sumoobeen Caano ay Cabeen.

Dadka Sumoobay ayaa ka kooban Laba Qoys, kuwaa oo la dhigay Isbitaalkaweyn ee Magaalada.

Khaqaatiirta la tacaaleysa Xaaladooda Caafimaad ayaa sheegtay in 6 kamid ah Sideeda Ruux ay Xaaladooda hada ka Fiican tahay sidii markii hore.

Wali Faah faahin buuxda lagama hayo Sababta rasmiga ee keentay dadkaasi Caano ay cabeen iney ku sumoobaan oo Xaalada Isbitaal in la dhigo gaartay.

Wixiii Kusoo Kordha kala soco Kalsantv.com