War Kasoo baxay Xafiiska Maagaalada Gaalkacyo uu ku leeyahay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayuu ku dalbaday in gabi ahaanba la joojiyo howlaha doorashada Galmudug ee Dhuusamareeb ay ka wado Dowladda Dhaxe.

Dowladda Soomaaliya ayuu ku eedeeyay iney fara galin toos ah ku heyso arimaha doorashada ama Dhismaha Maamulka Cusub ee Galmudug.

Sidi kale Wuxuu Sheegay in la Musuq maasuqay Qaabkii loosoo xulay Xildhibaanada Cusub ee Galmudug.