Madaxweynaha Hirshabaeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiiru-dowlihii Kallumiyesiga Kheyraadka iyo bada Maamulkaasi.
Sido kale Axmed Cabdi Cali ayaa loo Magacaabay Xilkaasi laga qaaday Wasiirkii isaga ka horeeyay.
Halka Hoose ka Akhriso Wareegtada
