Jeneraal ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo magaciisa lagu sheegay Cumar Abiib ayaa Meydkiisa lagu arkay hoygiisa oo ku yaalla degmada HowWadaag ee magaalada Muqdisho.

Wali lama ogaan Sababta rasmiga ee ka dambeysay Dhimashada Janaraalka oo hada meydkiisa lagu baarayo Xarunta dambi baaarista C.I.D-da.

Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya Geerida Janaraalka oo katitsanaa Ciidamada Xoogga dalka.

La Soco wixii kusoo kordha Warkaaasi.