Warar kala duwan ayaa Kasoo baxaya Qarax Goordhaw ka dhacay Inta u dhaxeysa Cawarada Qaranka ee degmada Hodan Iyo xaruntii hore ee Coocacala Magaalada Muqdisho

Wali lama Xaqiijin nuuca Qaraxa, balse goobta uu ka dhacay ayaa aheyd goob dad Shacab ah ay marayeen

Sido kale wali lama oga Khasaaraha ka dhashay

Wixii Kusoo kordha kala soco kalsantv.com