Warar kala duwan ayaa kasoo baxay Xilka qaadis lagu sameeyay Taliyihii Nabad sugidda ee Gobolka Banaadir Ibraahim Macallin Cabdullaahi.

Sido kale Wararka ayaa sheegaya in lagu badalay Sarkaal katirsan Nisa oo lagu magacaabo Ciise Maxamed, kaasi oo badalay Taliyihii hore.

Wali war rasmi ah kama soo bixin Taliska guul ee Nabad Sugida Iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya.