Wafdi oo uu hogaaminayay Wasiirka dastuurka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac , qayna ay ka yihiin Guddoomiyaha Guddiga Lasocodka iyo Dib-u-eegista Dastuurka ee labada aqal Cabdi Xasan Cawaalle Qaybdiid , xubno ka tirsan labada guddi dastuur ee Baarlamaanka iyo Siyaasiyiin uu ka mid yahay Salaad Cali jeelle ayaa soo gaaray Dhuusamareeb.

Garoonka diyaaradaha ugaas nuur ayaa waxaa Wafdiga Ku soo dhoweeyay madaxweyne Ku xigeenka Galmudug , wasiirka dastuurka iyo masuuliyiin ka tirsan gollaha baarlamaanka Galmudug .

Wafdiga ayaa la aamisanyahay inuu dhuusamareeb u tagay arimaha dhameystirka Dastuurka dalka.