Ciidamada Booliiska Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka mudug ayaa Sheegay iney gacanta ku dhigeen Jaakad Qarax ah.

Saraakiisha Booliiska Gobolka Mudug ayaa Sheegay iney faah faahin dheeri ah ka bixin Doonaan Jaakada Qaraxa ee lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo.

La soco Wixii Kusoo Kordha