Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Abdirahmaan Du’aale Beyle ayaa sheegay in natiijadii ka soo baxday go’aanka wadajirka ah ee ay soo saareen Hey’adda Lacagta Aduunka iyo Banggiga Adduunka oo si wada jir ah ugu dhawaaqay in ay cafiyeen Deyntii ay Soomaaliya kulahaayeen.

Sidoo kale wuxuu Ugu dambeyn u mahadcelinayay Wasiir Beyle Madaxda, shaqaalaha Dowladda, iyo shacabka Somaaliyed ee garabka nagu siiyay guushaan.

“Waxa aan markale idinla wadaagayaa farxadda natiijadii ka soo baxday go’aanka wadajirka ah ee ay soo saareen Hey’adda Lacagta Aduunka iyo Banggiga Adduunka oo si wada jir ah ugu dhawaaqay in ay cafiyeen Deyntii ay Soomaaliya kulahaayeen,