Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa isku-shaandheyn iyo dib u habeyn ku sameeyey Agaasime Waaxeedyada wasaaradaasi, si loo dardar geliyo howlaha shaqo ee wasaaradaasi.

Halkaan hoose ka Akhriso Isku-shaandheynta Wasaaradda Gaadiidka XFS.