Ra’iisul Wasaare Hassan Ali Khaire oo guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19 ayaa bogaadiyay dhaqaatiirta ugu waaweyn dalka oo bilaabay in ay ka howl galaan isbitaalka Martini iyaga oo garab istaagaya dalkooda iyo dadkooda si loo dabiibayo dadka uu soo ritay cudurka Covid19.

Sidoo kale wuxuu faray aqoonyahannada kale ee dalku leeyhay inay qeyb ka noqdaan dadaallada socda.

Xukuumada Soomaaliya ayaa wada Dadaal dheer oo dalka loogala Dagaalamayo Coronavirus.