Faah Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax ka dhacay dhabarka dambe ee Isbitaalka Digfeer ee Magalada Muqdisho.

Goobjooge ayaa sheegay In Lala Eegtay Gaari Dagaal oo ay wateen Ciidamo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wali lama Xaqiijinin Khasaaraha ka dhashay Qaraxa Goordhaw ka dhacay Muqdisho.