Ra’iisul Wasaare Hassan Ali Khaire ayaa guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19 oo Xalay uu ka qayb galay madaxweynaha Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare oo ka war bixiyay sida ay u socdaan dadaallada xakameynta Feyruska Karoona iyo gurmadka fatahaadaha.

Sidoo kale Shirka ayaa looga hadlay Arimo badan oo la Xiriira Xaaladaha Soomaaliya.