Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Umadda Islaamka gaar ahaan Shacabka Somaliland ugu hambalyeeyay Munaasabada Ciidul Fidriga oo ku beegan maalinta barito ah.

“Hambalyo dhammaan umadda Islaamka ah guud ahaan, gaar ahaan Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda maalinta Ciidal Fidriga ah awgeed oo ku beegan maalinta Sabtida ah ee berri”

Waxa aan idiin rajayanayaa Ciiddan Ciiddeeda in aad ku gaadhaan nabad-galyo, caafimaad iyo Horumar” ayuu ku yiri Shacabka.