Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax lagu dilay Guddoomiyihii Uururka Haweenka Degmada Diinsoor Baarliin Haaji oo ka dhacay Afaafka hore ee Hoygeeda Diinsoor.

Inta La Xaqiijiyay Qaraxa ayaa waxaa ku dhimatay Marxuumad Baarliin, waxaana uu dhaawacyo soo gaaray Caruur gaariga la saarneyd, xiligii Qaraxaasi Miino dhacayay.

Laamaha Amaanka Diinsoor ayaa Xaqiijiyay Iney dhimatay Guddoomiyihii Uururka Haweenka Degmada Diinsoor Baarliin Xaaji.

Wixii Kusoo Kordha Kala Soco Kalsantv.com