Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa cafis u Fidiyay Maxaabiis ka mid ah kuwa ku jira Xabsiyada Hirshabelle, Munaasabadda Ciidul Fidriga aawgeed.