Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Booliska degmada Howlwadag oo Xalay Isgoyska Baar Ubax ku dilay mid kamida laba nin oo dadka shacabka dhac u geysanayay

Laamaha amaanka ayaa sheegay Labadan nin ee la dilay iney ku libisnayeen dharka ama dareeska ciidanka kuwaa oo watay laba qori iyo moota bajaaj dadka ay ku dhacayeen.

Sidoo kale Booliska ayaa sheegay midka dilay mahee in sido kale kii la socday gacanta lagu dhigayay xili uu isku dayay inuu baxsado.

Magaalada Muqdisho waxaa ka dilaacay Tuugo dhac iyo baad ku haya Shacabka ku dhaqan degmooyinka Gobalka Banaadir.