Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Jubbaland oo shaacisay wakhtiga lagalaayo imtixaanka shahaadiga ah.

Wasaaradda waxbarashada Jubbaland ayaa dib u dhigis ku sameysay wakhtiga la qadaayo imtixanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo hoose.

Faahfaahinta ka akhriso warqada kaso baxday wasaaradda waxbarashada Jubbaland.