Golaha wakiilada jubbaland ayaa codsi ka yimid madaxwaynaha dowlad goboleedka jubbaland oo ahaa in loo kordhiyo wakhtiga uu soo dhisayo xukuumada cusub ee jubbaland aqbalay taas 90 cisho loogu daray xiliga so dhisida xukuumada jubbaland .

Sidoo kale golaha ka hadlayaan shirka amniga qaranka ee uu ku baaqay madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo bisha soo socto 5 ilaa 7 ka dhici doono muqdisho.