Waxaa Goordhaw furmay kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka waxaa shir guddoominaaya guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Mohamed Mursal Shiekh Abdirahmaan.

150 Xildhibaan ayaa kulanka soo xaadiray,

Agendaha kulanka ayaa kala ah

  1. Akhrinta 1aad Xeerka Hay’adaha Aan Dawliga ahayn
  2. Sii wadida Xeerka Astaynta Kuraasta Golaha Shacabka