Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa Sheegaya in halkaasi uu ka socdo Dagaal u dhaxeeya Ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Goobjooge ayaa sheegay Magaalada in laga maqlayo dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Haramacad Iyo Kuwa Nabad Sugidda Soomaaliya.

wali lama warin wax khasaaraha ah, balse waxaa la maqlayaa Is rasaaseyn xoogan.