Faah faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya Qarax Goordhaw ka dhacay Agagaarka xarunta Laanta ilaalada Canshuuraha oo ku taalla gudaha Dekadda Muqdisho.

Wali lama Xaqiijin khasaaraha maadaama uu goordhaw Qaraxaaasi dhacay.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya nuuca qaraxa oo ahaa mid Xoogan oo laga maqlay dhamaan degmooyinka Gobalka Banaadir.

Wixii kusoo kordha kala soco Kalsantv.com