Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax Ismiidaamin ahaa oo lagu Weeraray Maqaayada Luul Yamani oo ku taall degmada Xamarjajab ee Magaalada Muqdisho.

Maqaayada la sheegay Qaraxa in lagu Weeraray ayaa ku dhaw Dekada Muqdisho Iyo Maxkamada Gobalka Banaadir.

wali lama Xaqiijinin Khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi Goordhaw Laga maqlay Muqdisho

La soco wixii Kusoo Kordha Qaraxaasi.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidamada Amaanka ay isku gadaameen goobta qaraxa uu ka dhacay Goordhaweyd.