Faah faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya Weerar ku bilowday Qarax oo lagu qaaday Hotel Elite oo ku Yaala Xeebta Liido degmada Cabdi Casiis ee Magaalada Muqdisho

Sidoo kale Wararka qaar ayaa sheegaya koox hubeysan iney gudaha u gashay Hotelka oo caan ka ah Hoteelada ku Yaall Liido halkaasna ay kula dagalamayaan Ilaaladii Hotelkaasi.

Hotel Elite ayaa kamid ah kuwa ugu casrisan ee ku yaall Xeebta Liido kaasi oo aad loo ilaaliyo Amaankiisa oo ay usoo dalxiis iyo damaashaad tagaan Shacab, Xildhibaano Iyo Mas’uuliyiin dowladeed.

La Soco Wixi Kusoo Kordha