Waa Barnaamijka Todobaadlaha Ah ee Kulanka Siyaasiga Oo Idinkaga Imaanaya Xarunta Kalsantv ee Magaalada Mogadishu Waxaana Marti ku ah Ra’isul wasaare ku xigeenkii hore dowladii Sheikh Sharif Sheikh Ahmed ahaana wasiirkii gaashaandhiga isla dowladaasi, haatanna ah gudoomiyaha guddiga difaaca Baarlamaanka Federalka Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciiise, arimaha amaanka iyo difaaca dalka ayuu aad u falanqeeyay. 04,September, 2017.

Related posts: