Faah faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya Qarax Lala eegtay Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Muuse Geeseey xili uu marayay gudaha degmada Cabdulcasiis ee Muqdisho.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu ka badbaaday gudoomiyaha Qaraxa oo ahaa miino, balse uu jiro khasaare ka dhashay.

Guddoomiyaha ayaa ka qeyb geli rabay ciyaar saaxiibtinimo oo degmadiisa iyo degmo kale u dhaxeysa oo lagu wado in ay ka dhacdo groonkii horee Koonis (Eng Yariisow)

Wixii Kusoo Kordha Kala Soco Kalsantv.com