Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa Xukuntay Shan eedeysane oo ka tirsanaa Wasaarada Caafimaadka loo haystay in aay maasuq maasuqeen hantida Dadweyne.

Magacyada Eedeysanayashaan ayaa kala ah.

1 Agaasimaha Mdaxa Maaliyada ayaa lagu Xukumay 18 sano oo xabsi ah
2 Agaasimaha Guud ee Wasaarada ayaa lagu Xukumay 9 sano oo xukun ah.
3 Madaxa Mashruuca Malaariyada ayaa asagana lagu xukumay 3 sano oo xabsi ah.
4 Agaasimaha qeybta Xisaabaadka ayaa asagana lagu xukumay 12 sano.

5 eedeysane oo kalana Maxkamadu waxa ay u celisay xoriyadooda kuwaa oo la sheegay in lagu waaayay damnigii lagu soo eedeeyay.