Faah faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya Qarax aad u xoogan oo laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobalka Banaadir oo caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qaraxa ayaa ka dhacay Kaalin Shidaal oo ku taall Agagaarka Isgoyska Sayidka ee Muqdisho.
Sidoo kale lama oga cida lala eegtay Qaraxaasi.
Wali lama ogaan khasaaraha rasmiga ee ka dhashay Qaraxaasi oo ahaa miino sida ay Xaqiijiyeen Saraakiil katirsan Hey’ada Nisa.