Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Maxamed Aadan Koofi ayaa Ka badbaaday Qarax Caawa ka dhacay wadada aada dhanka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Goobjooge ayaa kalsantv u Xaqiijiyay inuu jiro Khasaare gaaray Ilaalada Agaasimaha iyo dad kale oo Shacab ahaa kuwa halkaasi Joogay.

Wali wax war ah kama soo bixin taliska ciidanka Booliska Soomaaliya oo looga hadlayo nuuca qaraxa iyo khasaaraha kale ee ka dhashay Qaraxaasi lala eegtay Koofi.

Wixii Kusoo kordha kala soco Kalsantv.com