Faah faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya Qarax wadada dhinaceeda la dhigay ee uu ka badbaaday Maareeyaha Dekadda Muqdisho Axmed Waashitoon oo marayay agagaarka Isgoyska Miranaayo ee degmada Cabdicasiis.

Goobjooge ayaa sheegay Qaraxa inuu ahaa kuwa wadooyinka dhinaceeda la dhigo sidoo kalena uu dhaawacyo kasoo gaaray Ciidanka Ilaalada u ahaa Maareeyaha Dekadda Muqdisho.

Wixii Kusoo Kordha Kala Soco Kalsantv.com