Ciidanka amniga ee ka howl gala degmada warta Nabadda gaar ahaan waaxda horseed laanteeda Nationka ayaa xalay abaare 1:15am ku guuleyste in ay ka hortagaan xubin ka tirsan Alshabaab oo doonaayey in uu miino ku aaso halkaasi
Gudoomiyaha degmada Warta-nabada Seynab Xaabsey ayaa sheegtay in ciidanka ka war heleen shirqoolka dhagax qabaha ayna guteen waajibkooda qaran.