Faah Faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya Qarax ka dhacay degmada Dharkeenleey ee Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Inta La Xaqiijiyay 5 Askari ayaa ku dhimatay Qaraxa oo la sheegay in Lala Eegtay Ciidamada Booliska Degmada Kaxda oo marayay Inta u dhaxeysa Xoosh Iyo Suuq Liif.

Sidoo kale Ciidanka Qaraxa La Kulmay ayaa dilay Laba Ruux oo Shacab ahaa kuwaa oo mid kamid ah uu ahaa Mootoole sida uu Xaqiijiyay goobjooge ku sugan halkaasi.

Lama Oga inuu gaari la qarxiyay la socday Taliyaha Degmada Kaxda oo wararka qaar sheegayaan inuu la socday gaari la qarxiyay.

Wixii Kusoo Kordha Kala Soco Kalsantv.com