Amiirkii Al-Shabaab u qabilsanaa degaanada hoos yimaada degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/hoose ayaa isku Soo dhiibay ciidamadda amniga ee degmada Qoryooley.

Taliyaha ciidamadda madaniga ah ee degmada qoryooley Col- Cali Waal iyo taliyaha Ciidamadda AMISOM ayaa soo dhaweeyay.

Col- Cali wal taliyaha ciidamadda degmada qoryooley ayaa ugu baaqay dhalinyaradda hadda ku jirta duurka in ay isa soo dhiibaan si aysan udhibateen dedkooda iyo dalkooda loona fulinaayo cafis.

Taliyaha ciidamadda degmada qoryooley cali waal ayaa suura geliyay iney isa soo dhibaan saraakiisha ugu sareysay Al-shabab.