Faah Faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya Jugta Qarax Laga maqlay Saldhigga Booliska degmada Xamarweyne ee Magalada Muqdisho.

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyinka Gobalka Banaadir, waxaana wararka ay sheegayaan inuu ka dhacay Saldhigga Ciidanka Booliska Xamarweyne.

Wixii Kusoo Kordha Kala Soco Kalsantv.com