Faah Faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya Qarax ka dhacay Agagaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim ee Muqdisho.

Qaraxa ayaa ahaa miinada loo yaqaan soo boodada ee la dhigo wadada hareeraheeda, taasi oo lala eegtay gaari ay la socdeen Ciidamada Xoogga Dalka oo marayay halkaasi .

Inta la Xaqiijiyay Laba Askari ayaa ku dhintay tiro kalane dhaawacyo ayaa ka soo gaaray Qaraxaasi oo ahaa miinada dhulka.

Wixii Kusoo Kordha Kala Soco Kalsantv.com