Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray xaalada cakiran ee wadanka iyo shirkii natiijo la’aanta ku soo dhamaaday ee arimaha doorashooyinka.