Faah faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya Kooxa hubeysan oo Dr Buurane oo kamid ahaa dhaqaatiirta ugu caansan magaalada Muqdisho oo lagu dilay xaafadda Al-baraka degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

Dr Buurane ayaa ahaa dhaqatar ku takhasusay cudurada ku dhaca maqaarka ee loo yaqaan Xasaasiyada wuxuuna mudo dheer kasoo shaqeynayay Xarumaha ku yaal Magaalada.

Lama oga cida ka dambeysay dilka Drka waxaana jiro warar kala duwan oo soo baxaya kuwaa oo ka hadlaya sababta loo dilay iyo cida ka dambeysay dilka Dr buurane.

Wixii kusoo kordha kala soco kalsantv.com