kooxada shrewsbury ayaa muujisay kubad qurux badan 27 daqiiqo ee ciyaarta ugu horeesay iyadoo uu udhaliyey goolkii ugu horeeyey

Danial Udoh daqiiqadii 27,aad

hasayeeshee waxaa ciyaarta si layaable waxa uga bedelay xidigga da’da yar Kaide Gordan daqiiqadii 34,aad

liverpool ayaa intaa kadib leylisay ciyaarta iyadoo heshay fursad regoore ah uu gool udhaliyey ciyaaryahanka Fabinho

kooxda shrewsbury ayaa waxa markale gool qurux badan ka dhaliyey Roberto frimino daqiiqadii 78,aad

Ugu dambeyntii waxaa goolkii gabagabda markale ciyaartii ku soo afmeeray xidigga Fabinho daqiiqadii 90+3,aad ee ciyaarta