Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 47 xubnood.

Golaha wasiiradda lagu dhawaaqay ayaa isugu jira qaar horey ugu tirsanaa Xukuumadii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub.

Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 7 Wasiiru dowle.

Halkan Ka Akhriso Liiska Golaha Wasiiada Hirshabelle