Munaasabadda dhameytirka saxiixa Heshiiskii ay isku afgarteen Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca, ayaa maanta gelinkii dambe lagu qabtay  Xarunta Madaxtooyadda Qaranka ee Magaaladda Muqdisho,.

Waxaa  goob joog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, , Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre  Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdi Faarax Juxa oo hishiiska ay gaareen labada dhinac oo ka kooban 14 qodob qeyb ka saxiixay iyo masuuliyiin kale oo katirsan dowladda federalka soomaaliya.

Halkan Ka Akhriso Heshiiska